Kumaandooska Soomaaliya oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano ay maamulayeen

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgalo balaaran ka fuliyay Deegaano iyo tuulooyin hoos taga Degmada Balcad ee gobolka Shabeeaha Hoose. Saraakiil katirsan Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya iyo maamulka Degmada Balcad ayaa Warbaahinta u sheegay in ciidanka Kumaandooska iyo ciidamada Wehliya Al Shabaab ka saareen deegaano iyo tuulooyin … Continue reading Kumaandooska Soomaaliya oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano ay maamulayeen